Madaxda dalka ugu sareysa oo si wadajir ah ugu Duceeyay dadka Soomaaliyeed (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxda sare ee dalka ayaa Alle ka baryey in uu ka dulqaado dalkeenna abaarta … Continue reading Madaxda dalka ugu sareysa oo si wadajir ah ugu Duceeyay dadka Soomaaliyeed (Sawirro)